Home / Somali News / Akhriso:- Magacyada Xildhibaanada dib loo dooran doono ee Madashu diiday

Akhriso:- Magacyada Xildhibaanada dib loo dooran doono ee Madashu diiday

Hogaamiyaasha Madasha Qaran oo soo saaray Qoraal ay ku kala saareen Xildhibaanadii uu horay muranku uga taagnaa ayaa hadda waxaa ay sheegeen in Shan kamid ah Doorashadooda dib loogu laaban doono islamarkaana kuwii kale la Fasaxay.

Shanta Xildhibaan ayaa Afar kamid ah waxaa ay ka mid yihiin 11-kii horay loo laalay,waxaana lagu soo daray Xildhibaan horay uga mid ahaa Xubnihii Galmudug lagu soo doortay.

Halkaan Hoose ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada Shanta ah ee la laalay oo dib loo dooranayo

1- Cabdi Maxamuud Maxamed Puntland Ugaar Saleebaan

2- Cabdullaahi Maxamed Aadan Jubbaland  Beesha Gaaljecel

3- Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed Koofur Galbeed  Digil Macalin weyne

4- Maxamed C/llaahi Xasan Nuux Hirshabelle Qabiilka Jidle

5- C/qaadir Maxamuud Gaafow Galmudug Murarsade

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top