Home / Somali News / Xafladd lagu maamuusaayo dhaarinta xildhibaanada oo ka socota Muqdisho

Xafladd lagu maamuusaayo dhaarinta xildhibaanada oo ka socota Muqdisho

Muqdisho–KNN–Xafladda lagu maamuusaayo dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka socota magaalada Muqdisho,gaar ahaan dugsiga  Booliiska ee Jeneraal Kaahiye.

Madaxda dowladdaSoomaaliya, kuwa maamul goboleedyada iyo wakiilllo ka kala  socda beesha caalamka,ayaa ka qeybgalay Xafladda dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamanka .

Dhaarinta xildhibaanada kaddib ayaa la filayaa in baarlamanka cusub uu yeesho kalfadhigiisa ugu horeeya,  si ay mudanayaashu u doortaan guddoon ku meel gaar ah oo noqon doona qofka ugu da’da weyn, kaaso hoggaamin doona tan iyo inta laga dooranayo guddoon rasmi ah.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top