Home / Somali News / Dhageyso:- Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo baaq u diray Bulshada Reer Hiiraan

Dhageyso:- Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo baaq u diray Bulshada Reer Hiiraan

Baledweyne–KNN–Ugaas Xassan ugaas khaalif oo ka mid ah hogaamiyasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in bulshada degan gobolka Hiiraan inay si wada jir ah  uga shaqeeyaan nabad galyada isago sheegay in nabad wax ka ficn aysan jirin.

“Dadka Reer Hiiraan waxaa looga baahan yahay in Ubadkooda ay u horseedaan Mustaqbal wanaagsan,waan ognahay in ay jirto Siyaasad iyo Hagardaamo lagu hayo Dadka Degan Gobolka Hiiraan,taasna waxaa looga bixi karaa in Dadka Reer Hiiraan ay iyagu isku tashadaan”ayuu yiri Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.

Magaalada Baledweyne ayaa waxaa ka dhaca Dilal Qorsheysan oo loo geysto Dadka Indhaha u ah Bulshada,waxaana sidoo kale Gobolka Xilliyada qaar ka dhaca Dagaal Salka ku haya Aano Qabiil.

Halkana Hoose ka dhageyso Codka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top