Home / Somali News / War Deg Deg ah:- Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Madaxtooyada oo lagu dilay Madaxtooyada Soomaaliya

War Deg Deg ah:- Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Madaxtooyada oo lagu dilay Madaxtooyada Soomaaliya

Muqdisho–KNN– Waxaa Goor dhaw Madaxtooyada Soomaaliya lagu dilay Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Madaxtooyada Soomaaliya oo Lagu Magacaabi jiray Qoorgaab,waxaana dilay sida ay noo Xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya mid kamida Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya.

Ujeedka uu Askarigu u dilay Allaha u naxaristee Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Madaxtooyada Soomaaliya Qoorgaab ayaan la ogeyn.

Madaxtooyada Soomaaliya weli War kama soo saarin Dilka Taliye Kuxigeenka Ciidanka Madaxtooyada Soomaaliya ee lagu dilay Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top