Home / Somali News / Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay Maanta

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay Maanta

Muqdisho–KNN–Madaxweynihii hore ee Dowladdii KMG aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo haddana ka mid ah Musharaxiinta Xilka Madaxweyne isu soo Sharaxday ayaa Maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Sheekh Shariif, ayaa markii uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha waxaa loo galbiyay hoyga uu ka degen yahay magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu warbaahinta kula hadlay.

Shariif Sheekh Axmed ayaa Dhaliilay dib u dhacyada  ku yimid dhowrka jeer Doorashada Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Ammaanka Dalka oo Xumaaday uu wax ka qabanayo haddii uu ku guuleysto Doorashada Soomaaliya.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top