Home / Somali News / DHAGEYSO:Axmad Madoobe oo fariin adag u diray Xildhibaanada Cusub.

DHAGEYSO:Axmad Madoobe oo fariin adag u diray Xildhibaanada Cusub.

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in xildhibaanada barlamaanka cusub uu kula dardaarmayo inaysan madaxweynaha cusub kusoo dooran lacag badni loona baahan yahay in cadaalad iyo qaranimo loso doorto.

Madaxweynaha Jubaland ayaa sheegay in looga baahanyahay Xildhibaanada cusub inay si aad ah uga fikiraan Musharaxa u qalma in codkooda ay siiyaan si looga baaqsado Waqti ku luma is jiid jiid iyo wax qabad la’aan.

Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Soomaaliyeed ee Jubaland ayaa intaa ku daray xiligaan in la joogo waqtigii codka la siin lahaa masuul samata Bixin kara Dalka.

 

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top