Home / Somali News / Ra’iisul Wasaare Natan Yahu oo musuq maasuq lagu eedeyay Su’aalana la weydiinayo

Ra’iisul Wasaare Natan Yahu oo musuq maasuq lagu eedeyay Su’aalana la weydiinayo

Booliska Israel ayaa su’aalo weydiinaya Ra’iisul wasaaraha Israel Bin Yamin Natan Yahu mudo 3-saacadood ah waxana lagu eedeyay musuq maasuq.
Bayaan ay soo saaren Booliska ayaa lagu sheegay in wax laga weydiinayo Natan Yahu Hadiyad si sharci daro ah uu ku qaaday oo malaayiin lacag ah ku fadhisa waxana u hadiyeeysay koox ganacsato ah.
Warbaahinta Israel ayaa ka badbadisay eedeynta Israel loso jeediyay waana uu beeniyay Natan Yahu.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top