Home / Barnaamijyada / DHAGEYSO:BARNAAMIJKA MURTI IYO MAAWEELO EE RADIO KULMIYE (06-01-2017)

DHAGEYSO:BARNAAMIJKA MURTI IYO MAAWEELO EE RADIO KULMIYE (06-01-2017)

Muqdisho–KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho.

Barnamijkaan waa Barnaamijka Aad ku dhageysan doontaan Qodobo Xiiso Xambaarsan iyo Heeso aad u riyaaqi doontaan,waxaana sidoo kale ka marneyn Majaajilo iyo Sheekooyin Qosol leh.

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo waxaa Soo jeediya Cumar Xabeeb Nuur{Omar Teacher}Ee Kabogosho wacan.

Farsamadii:- Shariif Cabdulle Maxamed:-

Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran:-

 

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top