Home / Somali News / Ciidamo ka wada tirsan Milatariga oo ku dagaalamay Degmada Hodan

Ciidamo ka wada tirsan Milatariga oo ku dagaalamay Degmada Hodan

Muqdisho–KNN– Dagaal u dhexeeya Labo Ciidan oo ka wada tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa Maanta ka dhacay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Dagaalka ayaa la sheegay inuu yimid ka dib markii Labada Ciidan ay la kala Safteen Dad dhul isku haysta.

Wararka ayaa intaa ku daray inuu Dagaalka ka dhashay Dhimasho iyo Dhaawac soo gaartay Dad Rayid ah.

Maamulka Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir weli kama kama hadlin Ciidamada Maanta ku dagaalamay Degmada Hodan.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top