Home / Somali News / Dhageyso:- Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Mooshinka laga keenay kuna Gacan seyray

Dhageyso:- Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Mooshinka laga keenay kuna Gacan seyray

Muqdisho–KNN–Madaxweynaha  Galmuudg C/kariin Xuseen Guuleed oo Wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Mooshinka ay keeneen qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee hadda ka socda Magaalada Cadaado.

Madaxweynaha ayaa sheegay in waxa ka socda Magaalada Cadaado ay yihiin Fowdo iyo Sharci daro islamarkaana uusan Aqbali doonin waxii ka soo baxa.

C/kariin Xuseen Guuleed Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in waxa ka socda Magaalada Cadaado ay soo Abaabuleen Dad Cadaw ku ah Dowladda Galmudug.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top