Home / Somali News / War Deg Deg ah:- Madaxweynaha Galmudug oo Xaalad Deg Deg ah ku soo rogay Galmudug”Akhriso”

War Deg Deg ah:- Madaxweynaha Galmudug oo Xaalad Deg Deg ah ku soo rogay Galmudug”Akhriso”

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo Maanta ay Kalsoonida kala Laabteen Xildhibaanada Dowlad Goboleedka Galmudug,asna uu ku tilmaamay Sharci daro ayaa Wareegto ka soo baxday waxaa Xaalad Deg Deg ah uu ku soo rogay Degaanada Maamulka Galmudug.

baar

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top