Home / Somali News / Akhriso:- Musharaxiinta u soo gudbay Wareega Labaad ee Doorashada Guddoomiye Kuxigeenada

Akhriso:- Musharaxiinta u soo gudbay Wareega Labaad ee Doorashada Guddoomiye Kuxigeenada

Muqdisho–KNN– Guddiga Qaban qaabada Doorashada Guddoonka Baarlamaanka ayaa shaaciyay in Wareega Labaad ee Doorashada Guddoomiye Kuxigeenada ay u soo gudbeen Afar Musharax oo labo ay u Tartameyso Guddoomiye  Kuxigeenka Koowaad iyo Labo u Taagan Guddoomiye Kuxigeenka Labaad.

Guddoomiye Kuxigeenka Koowad ee Baarlamaanka Soomaaliya waxaa hadda isugu soo haray Faarax Sheekh C/qaadir iyo C/wali Sheekh Ibraahim Muudeey,halka  ay Tanaasuleen Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Saciid Xuseen Ciid.

Guddoomiye Kuxigeenka Labaad waxaa  isugu soo haray Mahad Cabdalla Cawad iyo C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi,waxaana Tanaasul Sameeyay Labo Mudane oo uu ku jiro Prof Ibi.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top