Home / Somali News / Dhageyso:- Galmudug oo ka hadashay Dagaalo ka dhacay Gobolka Galgaduud

Dhageyso:- Galmudug oo ka hadashay Dagaalo ka dhacay Gobolka Galgaduud

Cadaado–KNN– Iyadoo dagaal dhimasho iyo dhaawac Sababay uu ka dhacay Degmada Caabudwaaq Ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud iyo Degaan lagu Magacaabo Gadoon oo hoostaga Degmada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka hadlay Maamulka Galmudug.

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaalaha Galmudug Maxamed Nuur oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in Galmudug ay ku baaqeyso in Deg Deg loo joojiyo dagaalada kasocda Galgaduud islamarkaana ay ka xun yihiin in Shacabka Reer Galmudug Bilaash lagu daadiyo Dhiigooda.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top