Home / Somali News / Askari Caawa lagu dilay Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir

Askari Caawa lagu dilay Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir

Muqdisho–KNN–Koox Hubeysan ayaa Caawa Ajebka u dhexeeya Macmacaanka iyo Dabakaayo-madow oo ka tirsan Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir ayaa ku dishay Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda.

Dableeyda oo la sheegay in ay wateen Bastoolado ayaa Qorigii ka qaatay Askariga ay ku dileen degmada Dharkeynleey.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top