Home / Somali News / Sargaal ka tirsan Xarakadda Al-shabaab oo lagu dilay Koofur Galbeed

Sargaal ka tirsan Xarakadda Al-shabaab oo lagu dilay Koofur Galbeed

Diinsoor–KNN– Wararka ka imaanaya Koofur Galbeed ayaa sheegaya in Dagaal ka dhacay Degaano hoosyimaada Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay oo dhexmaray Ciidanka Dowladda iyo kuwa Koofur Galbeed oo isku dhinac ay iyo Al-shabaab lagu dilay Sargaal sare oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab.

Saraakiisha Koofur Galbeed ayaa sheegay in Dagaalka Saaka dhacay lagu dilay Sargaal ka mid ah Saraakiisha Sare Sare ee Al-shabaab.

Koofur Galbeed ma sheegin Magaca Sargaalka ka tirsan Xarakada Al-shabaab ee lagu dilay Dagaalka ka dhacay Degaanada hoosyimaada Degmada Diinsoor.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top