Home / Somali News / War Deg Deg ah:- Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Kismaayo

War Deg Deg ah:- Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Kismaayo

Kismaayo–KNN– Qarax dhimasho iyo dhaawac Geystay ayaa Caawa ka dhacay Maqaayad ku taalla Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan Xaafadda Dalxiiska .

Qaraxa oo ka dhacay Goob Maqaayad ah ayaa la sheegay inuu ku dhintay Hal Qof ,islamarkaana ay ku dhaawacmeen illaa Lix kale.

Ciidamada Ammaanka Jubbaland oo Goobta tagay ayaa Baaritaano Xoog leh ka wada Xaafadda Dalxiiska oo ay ku taallo Maqaayada uu Qaraxu Caawa ka dhacay.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top