Home / Somali News / Al-shabaab oo Geel Farabadan ka dhacay Dad Xoolo dhaqato ah oo ku nool Jubbada Hoose

Al-shabaab oo Geel Farabadan ka dhacay Dad Xoolo dhaqato ah oo ku nool Jubbada Hoose

Kismaayo–KNN– Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay Galbeedka Magaalada Kismaayo ka dhaceen Geel ka badan Labo Kun iyo Shan Boqol oo Neef.

Mid kamid ah Beelaha dega Gobolka Jubbda Hoose ayaa Warbaahinta u sheegay in Al-shabaab ay dhaceen Geel gaaraya 2,500 Labo Kun iyo Shan Boqol oo Neef oo Geel ah islamarkaana ay dileen qaar kamid ah dadkii Geela la joogay ama ilaalinayay.

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in Al-shabaab ay dhibaato ay ku hayaan Dadka Shacabka ah ee ku Hoosnoo islamarkaana uusan indhaha ka qabsan doonin.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top