Home / Somali News / War Deg Deg ah:-Nabaddoon Caawa lagu dilay Degmada Hiliwaa

War Deg Deg ah:-Nabaddoon Caawa lagu dilay Degmada Hiliwaa

Muqdisho–KNN– Koox Hubeysan ayaa Caawa Nin Oday ah oo lagu Magacaabo Nabadoon Axmed Dhoore oo kamid ahaa Ergadii tagtay  Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Galmudug,waxna ka soo doortay Xubnaha Aqalka Hoose  Salaadii Cishaha ku Dishay Masaajidka weyn ee Degmada Heliwaa ee Gobolka banaadir.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in ay baxsadeen Kooxda Dilka Geysatay,waxaana halkaas tagay Ciidan ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya oo baaritaano sameeyay,inkasroo aysan jirin Cid ay soo qabteen.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top