Home / Keydka Sawirada / Cumar C/rashiid oo la kulmay Xildhibaanada laga soo doortay Galmudug”Sawiro”

Cumar C/rashiid oo la kulmay Xildhibaanada laga soo doortay Galmudug”Sawiro”

Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa  kulan ah la qaatay Xildhibaanadda labada Aqal ee dhawaan laga soo doortay deegaanadda Galmudug,

Kulankan ayaa ka qeyb ka ahaa kulamada Musharaxiinta Madaxweynaha ay la qaadanayaan Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doortay deegaanada maamul goboleedyada.

Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid ayaa ka codsaday Xildhibaanada laga soo doortay Galmudug inay taageeraan barnaamijkiisa Siyaasadeed, maadama uu ka mid yahay Murashaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha.

Xildhibaanada laga soo doortay Galmudug ee Labada Aqal ayaa sheegay in ay Taageersan yihiin Barnaamijka uu u soo bandhigay Ra’iisul Wasaare Sharmaake.

cumar1 cumar2 cumar3 cumar4 cumar5 cumar6 cumar7

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top