Home / Somali News / Prof. Jawaari oo Maanta ku dhawaaqay inuu yahay Musharax Guddoomiye Baarlamaan

Prof. Jawaari oo Maanta ku dhawaaqay inuu yahay Musharax Guddoomiye Baarlamaan

Muqdisho–KNN–Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaaro oo ka mid ah Xildhibaanada Cusub ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan Qabashada Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Prof Maxamed Sheekh Ciismaan  Jawaari ayaa sheegay inuu yahay Shaqsi wax badan ka Fahansan Shaqada Golaha Shacabka Soomaaliyeed islamarkaana haddii uu guuleysto uu Hormar gaarsiin doono Baarlamaanka Tobnaa.

Prof Maxamed Sheekh Cismaan oo Afartii Sano ee la soo dhaafay ahaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay inuu Waxbadan ka qaban doono Sharciyo badan oo Dalka Hormar u horseedi karo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixinkooban

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top