Home / Somali News / Dhageyso:-Galmudug oo biyo dhaamin u sameysay Dadka ay Abaartu ku haysato Gobolka Mudug

Dhageyso:-Galmudug oo biyo dhaamin u sameysay Dadka ay Abaartu ku haysato Gobolka Mudug

*Iyadoo Abaar Xoolo badan ay ku dhinteen Dadkii Xoolahu dhaafeena ay ka soo Carareen ay ka jirto Gobolka Mudug ayaa Maamulka Galmudug waxaa uu bilaabay inuu biyo u dhaamiyo Dadka dhibaateysan.

Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa Bilaabay in ay Lacago ka aruuriyaan Goobaha Waxbarasho ee ku yaalla Gaalkacyo si Lacagtaasi  loogu Caawiyo Dadka Abaartu ay saameysay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixin Kooban

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top