Home / Somali News / Ruushka oo ‘billaabay’ in uu askartiisa kala baxo Suuriya

Ruushka oo ‘billaabay’ in uu askartiisa kala baxo Suuriya

Dawladda Ruushka ayaa billaabaysa in ay Suuriya kala baxdo xoogaggeeda iyo maraakiibta diyaaradaha xambaara sida uu sheegay taliyaha ciidammada Ruushka.

Jeneraal Valery Gerasimov ayaa sheegay in wasaaradda difaaca ee Ruushku ay billaabayso in ay yarayso askarta ka joogta dalka Suuriya.

Qarammada Midoobayna waxay sheegtay in xabbad joojintu ay si wayn uga dhaqan gashay Suuriya.

Ruushka ayaa si wayn hawada uga duqeeyay jabhaddaha dawladda Suuriya ka soo horjeeda.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top